Dhageyso Sida Looga Ciiday Caalamka Islaamka.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus oo ka qeyb qaadaneysa dabaal daga munaasabada Ciidul Adxaa oo ka mid ah ciidaha Allaah SW ku maneystay adoomadiisa Muslimiinta ah ayaa baahisay barnaamij gaar ah oo ay kaga hadleyso sida looga ciiday Wadamada Caalamka Islaamka.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Ciida Iyo Caalamka Islaamka.

Calamada.com

Comments are closed.