Dilal Qorsheysan Oo Ka Kala Dhacay Gedo Iyo Sh/hoose.

Rag hubeysan waxey gudaha degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose ku dileen sarkaal ka tirsan dowlada Ridada Farmaajo.

Sarkaalka la dilay waxaa magaciisa lagu soo gaabiyay Nuura diin oo ka mid ahaa saraakiisha ciidan ee dowlada kaasi oo la xaqiijiyay in ragga hubeysan ay ka toogteen qeybaha sare jirka taasi oo sababtay in sarkaalka isla goobta ku dhinta.

Dhanka kale xalay saqdii dhexe waxey rag hubeysan gudaha u galeen guri kuyaal degmada Ceel-Waaq ee gobalka Gedo oo ay deganaayeen odayaal la shaqeynayay mamaulka gaala raaca Axmed Madoobe.

Ciidamada Xarkada Shabaabul Mujaahidiin waxey howlgalkan gaarka ah ku dileen Labo nin oo lagu kala magacaabi jiray Cabdi Raxmaan Faanto iyo Aadan Qalinlle oo ka mid ahaa odayaashii soo dhigay xildhibaanada maamulka Axmed Madoobe oo ah maamul u adeega dowlada Xabashida Itoobiya.

Calamada.com

Comments are closed.