Daawo Sawirro: Fantasyaha Ciida ee Magaalada Kuunya-Barrow.

Salaadaha Ciida kadib markii la tukto waxaa Wilaayaadka Islaamiga intooda badan ka dhacay Ciyaaro iyo fantasyo ay dadku aad ugu farxeen, waxaana Fatansyahaas soo agaasimey makaatiibta qaabilsan arimaha Dacwada.

Magaalada Kuunya-Barrow ee gobolka Shabeellaha hoose waxay kamid tahay meelaha sida wanaagsan looga dabaal degay.

Ciyaaraha lasoo bandhigay waxaa kamid ah Xarig Jiid, Gacmo socod, iyo Ciidamo dhulka ku qorayay Kalimaad Islaami ah iyagoo isticmaalayay Usluub soo jiidasho leh.

Hoos Ka daawo Sawirro laga soo qaaday Ciyaaro iyo Fantasyo kala duwan oo Kuunya ka dhacay.

Comments are closed.