Dagaal Culus Oo Ka Bilowday Deegaanka Buulo Gaduud.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey aroornimadii hore ee saaka weerar culus ku qaadeen deegaanka Buulo gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.

Dagaalkan ayaa la xaqiijiyay in lagu daah furay labo qarax oo culus oo camaliyaat Istish-haadiyo ah kuwaasi oo dhawaaqooda si aad ah looga maqlay deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobalka Jubbada hoose.

Qaraxyada kadib ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si toos ah u weeraray deegaanka oo saldhigyo waaweyn ay ka sameysteen maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Axmed Madoobe.

Lasoco Waxii Kusoo Kordha.

Calamada.com

Comments are closed.