Dhageyso Muxaadarada Al-jihaad Qeybta(2)aad Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.

Maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegantahay Toban Iyo Todobada bisha Dul-xijah(1438 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan cinwaankeedu yahay Al-Jihaadu Fii Sabiililaah Qeybta Labaad waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii Bishii Shawaal ee sanadka(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Al-jihaad Fii Sabiilillaah Qeybta(2)aad.

Calamada.com