Sawiro Al-Kataa’ib Oo Baahisay Sawirada Gaadiidkii Iyo Hubkii Laga Soo Furtay Xerada Buula-Gaduud.

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay baahisay Sawirada gaadiidkii iyo ganiimadii ay Mujaahidiintu ka soo ganiimeysteen saldhigga maleeshiyaatka murtadiinta ee deegaanka Buul-Gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo.

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa todobaadkii la soo dhaafay xilli aroornimo weerar xoog ku gal ah ku qaaday saldhigga murtadiinta ee deegaanka Buula-gaduud, iyagoo halkaas ku dilay ugu yaraan 35 askari, soona ganiimeystay gaadiid iyo hub kala duwan.

Hoos Ka Daawo Sawirada Ganiimada Lagu soo furtay dagaalka.