Dhageyso Axkaam U Gaar Ah Haweenka Qeybta(18)aad.

Webseydka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa Risaalo Muhiim ah oo lagu soo koobayo Axkaam gaar u ah Haweenka Muslimaatka.

Risaaladan aadka u qiimaha badan waxaa soo jeedinayo Allaah haka ajarsiiyo Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed Kuwooda ku dhaqan Wilaayaatka Islaamiga.

Halkan Ka Dhageyso Risaalada Qeybta(18)aad.

Calamada.com