Dhageyso Wareysiga Halyeygii Fuliyay Camaliyadda Istish-haadiyada Lagu Daahfuray Weerarkii Beledxaawo.

Idaacada Islaamiga Ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Halyeygii Fuliyay Camaliyaddii Istish-haadiyada ee lagu daah furay weerarkii saaka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay kula jarmaadeen degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo.

Axmad Jaamac Nuur (Zubeyr) oo u dhashay Qabiilka Reer Shabeelle waa Mujaahidkii fuliyay Camaliyaddii Istish-haadiyada ee daah furka u aheed weerarkii Beledxaawo wareysi uu siiyay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus inta uusan howlgalka fulin ayuu kaga hadlay arimo muhiim ah.

Ugu horeyntii waxa uu dardaaran qayim ah kaga tagay Mujaahidiinta,Ehelkiisa iyo guud ahaan dadka Muslimiinta waxa uu dhanka kale fariin adag uu u diray Kufaarta iyo Murtadiinta.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Al-istish-haadi Axmad Jaamac Nuur (Zubeyr).

Calamada.com