Dhageyso Idaacadda Andalus Oo Baahisay Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan 11-kii September Iyo Dagaalka Lagula Jiro Mareykanka Qeybta 1-aad.

11-kii September, 2001-dii waa maalin taariikhi ah oo aanan ka go’eynin quluubta gaalada iyo Muslimiinta. Waxay ahayd maalin ay Muslimiintu ugu magacdareen “Talaadadii Barakeysneyd” gaaladuna u bixiyeen “Maalintii Madoobeyd”

Inkastoo howlgalkan uusan ahayn midkii ugu horeeyey ee Mujaahidiintu ku beegsadeen Mareykanka, hadana wuxuu ahaa midkii ugu horeeyey ee lagu qaado dhulkooda.

Dad badan oo ogaa in siraac culus oo ugub ah ka dhexeeyo Mareykanka iyo Mujaahidiinta ma fileynin in gacanta Al-Qaacida ay gaari karto dhulka Mareykanka, taasina waa mida keentay in weerarka uu noqdo mid kadis ah oo ka fajiciyey aduun weynaha iyo hay’adaha sirdoonka caalamka.

Mar kasta oo weeraradaas la soo xusuustana, waxay daakiradu dib kuugu celineysaa halyeeygii dulmi-diidka ahaa iyo Imaamkii Cabqariga ahaa -Shahiidul Ummah- Sheykh Usama Bin Laden taqabalahullaah.

Hadaba Idaacadda Islaamiga Andalus waxay idiin soo gudbineysaa Qeybtii 1aad ee barnaamij gaar ah oo Idaacadda Islaamiga Andalus ka diyaarisay Weeraradii 11-kii Sept iyo Dagaalka ka dhexeeya Mareykanka iyo Muslimiinta.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Qeybta Kowaad.

Calamada.com

Comments are closed.