Dhageyso Muxaadarada Dardaaranka Haweenka Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.

Maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegantahay Afar Iyo Labaatanka bisha Dul-xijah(1438 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan oo ah Dardaaran Qayim Ah Oo Ku Wajahan Haweenka Muslimaatka waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii Bishii Shawaal ee sanadka(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Qayimka Ah.

Calamada.com

Comments are closed.