Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus 24-12-1438 Hijri.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay Toban Sano kadib hormarka ay ku tilaabsatay magaalada Jilib ee gobalada Jubbooyinka.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com