Weerar Ka Dhacay Degmada Wardhiigley.

Weerarkan oo lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan dowlada Farmaajo waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Wardhiigley ee magaaladan Muqdisho.

Weerarka oo loo adeegsaday Bamka nooca gacanta laga tuura waxaa lagu weeraray maleeshiyaat la socday gaari Cabdi Bile ah oo taagnaay kasoo horjeedka Shaneemadii hore Cali Kamiin oo ku dhaw Isgoyska xaafada Cali Kamiin ee degmada Wardhiigley.

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkaasi waxey sheegayaan iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay maleeshiyaatka Muratdiinta ee weerarka Bam lala beegsaday.

Habeenkii xalay ayeey aheed markii ciidamada Shabaabul Mujaahidiin howlgal gaar ah ay ku dileen sarkaal ka tirsan dowlada Ridada iyo askari istaaf u ahaa weerarkaasi oo ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho gaar ahaan dhanka degmada Wadajir.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

Comments are closed.