Dhageyso+Akhriso Dr Ayman Al-dawaahir Oo Jeediyay Kalimadaرسائل_الثغور.

Amiirka Mujaahidiinta Al-Qaacida Sheykh Dr. Ayman Ad-Dawaahiri ayaa jeediyey Kalimad uu ku bogaadinayo halganka Jihaadiga ah ee faracyada Mujaahidiintu ka wadaan caalamka ka dib muddo 16 sanadood ah oo hadda laga joogo markii uu soo bilowday halganka u dhexeeya Mujaahidiinta iyo Mareykanka.

Kalimadan oo ah mid kooban lana dhageysan karo muddo 6 daqiiqo ah ayuu Xakiimul Ummah Allaah ha dhowree  ku bogaadinayaa halganka iyo jihaadka adag ee ay ku jiraan geesiyada Islaamka ee ka dagaalamaya Maghribul Islaam, Bariga Africa, Jaziirada Carabta iyo dhulka Qaarad u ekaha Hindiya.

1 – Maghribul Islaam

Mar uu ka hadlay Jihaadka iyo nafhurka ay sameynayaan libaaxyada Islaamka ee ka dagaalamaya dhulka Maghrib ayuu yiri:

“Waxay Maanta Mujaahidiinta Maqribul Islaam qorayaan malaxmad geesinimo leh oo ka mid ah taariikhda Muslimiinta, waxay naftooda iyo waxay heystaan ee qaaliga ah ku bixinayaan diinta Allaah iyo u hiilinta shareecada Rasuulka SCW, waxay dhigayaan malxamad ay warbaahinta Reer galbeedku isku dayayaan iney qariyaan raadadkeeda waaweyn iyo waaqiceeda halista badan”

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sidoo kale yiri: “Waa kuwan Libaaxyada Saaxilka,  fursaanta Saxaraha , libaaxyada buuraha, iyo wiilashii Cumar Al-Mukhtaar oo u babac dhigaya Xamlada Salibiiyada ee Faransiiska iyo Maraykanku hor boodayaan, oo ay taageerayaan Murtadiinta ay ka midka yihiin Xaftar, Siisi iyo Buutafaliiqa. Alle haku abaal mariyo kheyr libaaxyada Jihaadka ee Maqribul Islaam kuwaas oo muuqaallo ifaya usoo gudbinaya umadooda muslimada ah”

Muslimiinta ku nool dhulka Maghrib si gaar ah iyo si guud Muslimiinta caalamka ayuu ugu baaqay in ay kacaan oo la dagaalamaan saliibiyiinta iyo murtadiinta, sidoo kalena garab istaagaan walaalahooda Mujaahidiinta.

“Umadeena Muslimka ah ee ku nool Maqribul Islaam, laga soo billaabo Abiidjaan, Wagaduugu, Tambakhto illaa buuraha Adhalas, dhanka kalena ka soo bilaabato Shanqiidh illa Siiwa, waxaan leenahay: waa kuwan Faransiiskii diley Aabayaashiiina, oo qabsaday dhulkiina, oo tacdiibiyay awoowyaashiina oo mar labaad soo noqday, ee kaca oo noqda Rag iyo Libaaxyo sida kuwiii idin ka horeeyba u kaceen, waxaadna u dhigtaan duruus qaraar oo ay weligooda uga sheekeyn doonaan ilmaha ay Awoowyaasha u yihiin”

2 – Bariga Afrika

Sheykh Abuu Muxamed Al-misri Dr. Ayman Ad-Dawaahiri wuxuu soo hadal qaaday dhufeyska bariga Africa halkaas oo uu sheegay in geesiyada Islaamka ee ka dagaalamaya ay u bacbac dhigeen xamlada saliibiyada ah ee lagu soo qaaday Muslimiinta caalamka. Wuxuu yiri:

“Bariga Afrikana, waxay wiilasha Islaamka ee geesiyaasha ah u babac dhigayaan Xamalada Saliibiyadda ee lagu soo qaaday Muslimiinta ku dhaqan Kenya, Tanzaniya, Soomaaliya, Ithoobiya, Yugaandha iyo hareeraheeda. Saliibiyiinta oo ay hogaanka u heyso Maraykanka ayaa u midoobay, balse Allaah fadligii way adkeysanayaan, waxayna Umadda isugu keenayaan Jihaadka, iyagoo faafinaya dacwada iyo cilmiga sharciga. waxay u halgamayaan sidii ay dhibaatada uga kor qaadi lahaayeen mustadcafiinta iyo kuwa baahan, waxayna Qabaa’ilka ku mideeyeen raayad Jihaadka iyo Towxiidka. Waxay si cad u iclaaminayaan in walahoodu siiyeen dhamaan Mujaahidiinta ka dagaalamaya wadamada Islaamka”

3 – Qaarad U Ekaha Hindiya.

Mar uu soo hadal qaaday qaarad u ekaha Hindiya ayuu sheegay in mar kale ay soo laabatay  dhimbisha Jihaadka ee halkaas si ay u ifiso wadada guusha, Wuxuuna yiri: “Waxaa dhimbishaas wada wiilal aan u maleynayo iney Saadiqiin yihiin, waxay hureen naftooda, maalkooda iyo wax kasto oo ay heysteen, illaa uu maamulka Islaamka kusuu noqdo dhulka Hindiya mar kale, oo ay Muslimiinta Qaarad U ekaha Hindiya ka xureynayaan xadgudubka Hinduuska, iyo khiyaanoyinka xukuumadaha Cilmaaniga, kuwaas oo beylah ka dhigay halganka tobanaan Milyan oo Muslimiinta katirsan, islamarkaana dhulka ka iibsaday Saliibiyiinta, kana dhisay saldhigyo ay  u isticmaalaan Saliiibiyiinta duulaanka ku ah dalalka Islaamka”

4 – Jaziiradda Carabta

Ugu dambeyntii wuxuu Sheykh Dr. Ayman Ad-Dawaahiri bogaadiyey halganka ka socda dhulka Xikmadda iyo Iimaanka ee Yemen, iyo halyeeyada naftooda u huraya loolankaas lagu hortaagan yahay saliibiyada caalamiga ah ee dooneysa qabsashada Jaziirada carabta. Wuxuu yiri:

“Waxaa hawada ka duqeynaya Maraykanka, dhulkana waxay kula dagaalamayaan dowladaha Ridada ee adoomada u ah Maraykanka, iyo mashaa’ikhda khaliijka iyo calooshiis u shaqeystaha Cabdi Rabbi Al-Amriiki, balse fadliga Allaah waa kuwa sugan oo adkeysanaya, una jihaadaya Allaah dartii. Allow u gurmo, oo waafaji waxad jeceshahay oo aad Raalli ka tahay, uguna kaalmey in Jaziiratul Carab ka saaraan Mushrikiinta, ka difaacaan damacyada Safawiyiinta cusub, kana nadiifiyaan wakiilada Maraykanka iyo shaqaalihiisa”

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Oo Carabi Ah.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Oo Af-somali Lagu Tarjumay.

Calamada.com

Comments are closed.