Daawo Mu’asasada Al-kataa’ib Oo Soo Saartay Filim Jawaasiis Lagu Soo Bandhigay.

Mu,asasada Al-kataa,ib ee garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta waxey soo saartay Filim cusub oo qeyb ka ah Silsilada هم العدو  فاحذرهم.

Filimka oo la daawan karo muddo 23 daqiiqo ah waxa uu kusoo baxay Saddex Luqadood oo kala ah Sawaaxili,Engalish iyo Somali.

Filimkan oo ah هم العدو  فاحذرهم qeybta 8-aad waxey Mu,asasada Al-kataa,ib kusoo bandhigtay Saddex Nin Jawaasiis Kenyaati ah kuwaasi oo Jawaasiis u ahaa Sirdoonka Kenya iyo midka Reer Galbeedka.

Halkan Ka Doono Linkiyo Kala Duwan Oo Filimka Ah.

Halkan Ka Daawo Filimka.

Halkan Ka Degso Filimka.

Calamada.com

Comments are closed.