Daawo Mu’asasada Al-kataa’ib Oo Soo Saartay Filimkaقناديل من نور1 Oo Af-somali Ah.

Mu,asasada Al-kataa’ib ee garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa soo saartay qeybta Kowaad Filimka قناديل من نور1 oo Af-somali lagu tarjumay.

Filimka oo ah  silsilad cusub ah ayaa ah mid lagu soo bandhigi doono Rag Shuhado ah oo dhiigooda iyo naftooda u huray difaaca diinta Islaamka.

Silsiladan oo loogu magacdaray قناديل من نور waxaa Xalqadiisa Kowaad la daawankaraa muddo ku dhawaad Sagaal daqiiqo ah.

Xalqada kowaad ee filimkan silsilada ah waxaa kasoo muuqanayo Allaah Shahaadadooda haka aqbalo Sheekh Abuu Yexye Al-liibi iyo wiil uu soo barbaariyay Xakiimul Umah Ayman Al-dawaahiri oo lagu magacaabo Saalax Axmed Al-najaar oo god difaac ah qodayo dirayane Risaalooyin muhiim ah.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Af-somali Lagu Tarjumay.

Halkan Ka Doono Linkiyo Fara Badan Oo Filimka Ah.

Calamada.com

Comments are closed.