Dhageyso Fadliga Xuska Allaah Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.

Maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegantahay Kowda Bisha Muxaram(1439 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan oo ah Fadliga Xuska Allaah waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii Bishii Shawaal ee sanadkii(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageyso Fadliga Xuska Allaah.

Calamada.com

Comments are closed.