Daawo Mu’asasada Al-kataa’ib Oo Soo Saartay Filim Af-oromo Ku Baxayo.

Mu,asasada Al-kataa’ib ee Garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Alshabaab ayaa markii ugu horeysay soo saartay Filim ku baxayo Luqadda ama Afka Oromada.

Filimkan oo ah ♦️ «لا مرحبا بهم – إنهم صالو النار »♦️ waa mid horay ay usoo saartay Mu,asasada Al-kataa,ib balse arinta cusub ayaa ah in hadda lasoo saaray isagoo ku baxaya Luqadda Oromada.

Filimkan ayeey horay Al-kataa’ib ugu soo saartay dhowr Luqadood oo kala ah Carabi,Engalish,Sawaaxili Iyo Af-somali,filimkan ayaa ah midkii lagu soo bandhigay dagaalkii deegaanka Kulbiyow ee sida ba,an loogu xasuuqay askarta Nasaarada Kenya.

Halkan Ka Daawo Filimka.

Halkan Ka Degso Filimka.

Halkan Kala Bax Filimka.

Calamada.com

Comments are closed.