Dhageyso Axkaam U Gaar Ah Haweenka Qeybta(32)aad Dhamaad.

Webseydka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa Risaalo Muhiim ah oo lagu soo koobayo Axkaam gaar u ah Haweenka Muslimaatka.

Risaaladan aadka u qiimaha badan waxaa soo jeedinayo Allaah haka ajarsiiyo Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed Kuwooda ku dhaqan Wilaayaatka Islaamiga.

Maanta waxaan idiin soo gudbineynaa qeybtii 32-aad ee risaaladan u gaarka ah haweenka waana qeybtii u dambeysay,Allaah SW ayaa ku mahadsan oo inoo suura galiyay soo gudbinta Risaaladan muhiimka ah,intaasi ka dib waxaan u mahadcelineynaa Sheekh Muxamed Jamaal oo ah sheekha duubay Risaaladan gaarka u ah haweenka.

Halkan Ka Dhageyso Risaalada Qeybta(32)aad.

Dhamaad.

Calamada.com

Comments are closed.