Sawiro+Magacyada Askar Kasoo Goosatay Maamulka Axmed Madoobe.

Degmada Jilib ee Wilaayada Jubbooyinka waxaa lagu soo bandhigay Saddex askari oo kasoo goosatay maamulka gaala raaca Axmed Madoobe ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo.

Goobta lagu soo bandhigayay Saddex-daan askari oo ah askar lasoo goosatay hubkii ay ku dagaalamayeen waxaa ku sugnaay mas,uuliyiin ka tirsan Wilaayada iyo qaar ka mid ah Ehelada askartaasi.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa wareysi dhinacyo badan taabanayo la yeelatay Saddex-daasi askari kuwaasi oo sidoo kale baaq Towbadkeen ah u diray maleeshiyaatkii ay kasoo tageen.

Saddex-dan askari ayaa lagu kala magacaabaa.

1-Aadam Cabdi Ibraahim Isaaq.

2-Abuukar Xuseen Ibraahim

3-Aadam Cali Maadey.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Oo Dhameystiran.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Askarta Kasoo Goosatay Maamulka Axmed Madoobe.

Calamada.com

Comments are closed.