Dhageyso Muxaadarada Sheekh Shariif Cabdi Nuur Iyo Halista Ku Noolaashaha Wadamada Gaalada.

Maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegantahay Sagaalka Bisha Muxaram(1439 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan oo ka hadleysa Halista ay leedahay  in qof Muslim ah ku noolaada dhulka ama dalalka gaalada waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii Bishii Shawaal ee sanadkii(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada.

Calamada.com

Comments are closed.