Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus 09-01-1439 Hijri.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay Booqasho ay ku tagtay Munaasabad Beesha Geeridle oo ka mid ah Qowmiyada Raxanweyn ay ku dooratay Ugaas Cusub oo beesha ay yeelatay munaasabadaasi oo ka dhacday deegaan ka tirwan Wilaayada Islaamiga Baay iyo Bakool.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com