Dhageyso Barnaamij Gaar Ah Andalus Iyo Weerarkii Bariire.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Barnaamij gaar ah oo ay kaga hadashay kuna soo gudbisay weerarkii sida ba,an loogu xasuuqay maleeshiyaatka Murtadiinta ee ka dhacay deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelada hoose.

Barnaamijka oo la dhageysan karo muddo Saacad ku dhaw waxey Idaacaddu xooga ku saartay Khasaaraha dowlada Ridada lagu gaarsiiyay weerarka,Sababta keentay weerarka,warcelinadii laga bixiyay iyo fariinta uu xambsaarsanyahay weerarkaasi.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Oo Dhameystiran.

Calamada.com

Comments are closed.