Akhriso Magacyada Qaar Ka Mid Ah Saraakiishii Lagu Dilay Weerarka Bariire.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerarkii xooganaay ee shalay Subax ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen deegaanka Bariire ee duleedka degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose.

Dhimashada askarta iyo saraakiisha dowlada Ridada ee weerarkii Bariire ayaa gaartay inka badan 50 askari kuwaasi oo ay ku jiraan saraakiil sar sare.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay magacyada qaar ka mid ah saraakiisha ciidan ee dowlada Federaalka looga dilay weerarkii deegaanka Bariire.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha Lagu Dilay Weerarkii Bariire.

1– Mahad Dul-Dheer oo ahaa taliye Hoorin oo caanka ahaa deegaanka,waana sarkaal si gaar ah looga tixgaliyo saldhiga ciidamada Nasaarada Mareykanka ee Bilidoogle.

2-Muxamed Cali oo ka mid ahaa saraakiisha Murtadiinta ee ku sugneed saldhiga deegaanka Bariire.

3-Cali Xasan oo ahaa Taliye Hoorin kana mid ahaa saraakiisha sar sare ee ku sugneed deegaanka.

4-Faarax Yare oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsan maleeshiyaatka sida gaarka ah Mareykanka u tababaray.

5-Xuseen Maxamuud Caddaan oo ku magac dheeraa Afraxoow wuxuu ahaa sarkaal Balidoogle lagu tababaray

Calamada.com