Sawiro Dab Xoogan Oo Markale Ka Kacay Dalka Mareykanka.

Wararka ka imaanaya dalka Maeykanka waxey sheegayaan in markale dab aad u xoogan uu ka kacay mid ka mid gobalada dalkaasi.

Dabkan oo ah mid aad u xoogan waxa uu ka akcay gobalka California waxaana la xaqiijiyay in dabka uu si xowli ku socda marba marka ka dambeysa uu kusii fidayo goobo hor leh.

Saraakiil ka tirsan d0wlada Nasaarada Mareykanka oo la hadlay  warbaahinta ayaa sheegay in Tobaneeyo ruux ay ku dhinteen dabkan tiro kale oo aad u badane ay ku dhaawacmeen.

Sidoo kale saraakiishaasi waxey intaasi ku dareen in dabkan uu baabi,iyay dhismooyin isugu jira guryo la daganaay iyo gooba ganacsi kuwaasi oo tiradooda lagu sheegay(1500) Kun iyo Shan Boqol oo dhismo ah.

Deegaanada dabkan uu ka kacay ee gobalka California ayaa laga daad gureeyay dad kor u dhaafay Labaatan Kun oo qof.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Dabka.

Calamada.com

 

Comments are closed.