Sawiro Weerar Dhimasho Iyo Dhaawac Ay Ku Noqdeen Inka Badan Boqol Askari Oo Ka Dhacay Afghanistan.

Wararka laga helayo dalka Afghanistan waxey sheegayaan in ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan weerar culus ku qaadeen magaalada Jardiiz oo ah xarunta gobalka Baktiya ee dhanka Konfur Bari ee dalkaasi.

Weerarkan ayaa ku bilowday Camaliyad Istish-haadiyo ah oo lala beegsaday dhismaha xarunta maamulka degamda,waxaa camaliyaddaasi oo loo adeegsaday gaari Xamuul ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Camaliyadda kadib waxaa xarunta xoog ku galay rag Ingimaasiyiin ah oo ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga Afghansitan waxaa gudaha dhismahaasi ka dhacay dagaal culus oo muddo socday.

Sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta ayaa dhowr jiha ka weeraray magaalada,sidoo kale camaliyad Labaad oo Istish-haadiyo ah oo loo adeegsaday gaari Gaashaaman ayaa lala beegsaday xarunta Amniga ee magaaladaasi.

War rasmi ah oo kasoo baxay Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayeey ku xaqiijisay in weerarkaan culus dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen inka badan Boqol isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka daba dhilifka Kaabul.

Xubnaha lagu dilay weerarkan waxaa ka mid ah taliyihii ugu sareeyay dhanka Amniga maamulka daba dhilifka Kaabul ugu magacownaay gobalka Baktiya ee dhanka Konfur Bari Afghanistan kaasi oo lagu magacaabi jiray Janaraal Tooryaale Cabdi Yani waana sarkaalka uu sawirkiisa hoos idiinkaga muuqdo.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Sidoo kale Imaarada Islaamiga ayaa xustay in weerarkan qeyb ka yahay howlgalka Al-mansuuriyah ee ka socda dalka Afghanistan howlgalkaasi oo loogu magacdaray Amiirkii hore Imaarada Islaamiga Allaah Shahaadadiisa haka aqbalo Amiirul Mu,miniin Mulla Akhtar Muxamed Mansuur.

Halkan Ka Daawo Sawirada Camaliyaddii Istish-haadiyada ee Weerarka Lagu Daahfuray.

   

Calamada.com.

 

Comments are closed.