Dhageyso Andalus Oo Baahisay Warbixinta(Farshilka Ridada Iyo Fulinimada Farmaajo).

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Warbixin gaar ah oo ay ugu magacdartay Fashilka Ridada Iyo Fulinimada Farmaajo.

Warbixinta waxey Andalus kusoo gudbisay fashilka xoogan ee ay la kulantay ama soo wajahday dowlada iyo sidoo kale fulinimada soo wajahday Farmaajo oo ah madaxweynaha dowlada Federaalka.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.

Calamada.com

Comments are closed.