Dhageyso Waxqabadka WI Jubbooyinka Qeybta(2)aad.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilwday warbixino Taxana ah oo ay kaga hadleyso Waxqabadka Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka iyo adeegyada Bulshada ee Wilaayada ay u qabato bulshada qeybaheeda kala duwan.

Qeybta Labaad ee Warbixinadaan waxey Idaacada Andalus kusoo bandhigtay socdaal shaqo ay ku tagtay degamda Jamaame ee Wilaayada Jubbooyinka,waxeyna Andalus u kuura gashay adeegyada Bulshada ee Wilaayada ay ka hirgalisay degmadaasi.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Qeybta Labaad.

Calamada.com

Comments are closed.