Sawiro Mashaariic Hormarineed Oo Ka Jirta Degmada Jamaame Qeybta 1-aad..

Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka ayaa mashaariic fara badan oo faa,ido weyn ay ugu jirta bulshada ku dhaqan Jamaame iyo deegaanada hoostaga ka hirgalisay degmadaasi.

Mashaariicdan waxaa ka mid ah Faro ama ilo Biyood wilaayadu ay bujisay kuwaasi oo biyaha kasoo qaaday Wabiga Jubba islamarkaana biiyaha gaarsiinayo deegaano ka fog degmada Jamaame taasi oo ay siweyn usoo dhaweeyeen bulshada ku dhaqan degmada iyo deegaanada hoostaga.

Idaacada Islaamiga Ah ee Andalus oo dhawaan booqasho ku tagtay degmada Jamaame ayaa soo bandhigtay hormarada dhanka adeegyada Bulshada ah ee ka jirta degamda Jamaame.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.

Calamada.com