Dhageyso Muxaadarada Duulaanka Dhanka Maskaxda Iyo Sh Shariif Cabdi Nuur Qeybta(4)aad Dhamaad.

Maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegantahay Todobada Bisha Safar(1439 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan oo cinwaan looga dhigay Duulaanka dhanka Maskaxda kana kooban dhowr qeybood waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii Bishii Shawaal ee sanadkii(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Duulaanka Dhanka Maskaxda Qeybta Afaraad.

Dhamaad.

Calamada.com

Comments are closed.