Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus 07-02-1439 Hijri.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay Booqasho ay ku tagtay magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud gaar ahaan Madaarista Lagu Barto Quraanka Kariimka Ee Mucalimiinta ay ka yihiin Haween,madaarstaasi oo ay caan ku tahay magaalada Ceeldheer.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

Comments are closed.