Xukun Dil Ah Oo Ka Dhacay Fagaara Ku Yaala Hiiraan.

Fagaara weyn oo ku yaala degmada Buq aqable ee gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka Somalia waxaa Barqo nimadii maanta ka dhacay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah.

Xadkan oo ahaa Xaddu Riddah waxaa lagu fuliyay nin Jaajuus u ahaa taliska ciidamada Jabuuti ee duulaanka ku jooga qeybo ka mid ah gobalka Hiiraan.

Fagaarihii lagu dilay ama lagu toogtay Jaajuuskan waxaa soo xaadiray qeybaha Bulshada ku dhaqan magaalada Buq aqable iyo deegaanada hoostaga.

Naga Filo Kalimadihii Fagaaraha Laga Jeediyay.

Calamada.com

Comments are closed.