Dhageyso+Magac Nin Sirdoon U Ahaa Jabuutiyaanka Oo Goob Fagaara Ah Lagu Toogtay.

Goob fagaara ah oo ka tirsan  degmada Buq aqable ee gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka Somalia waxaa Barqo nimadii maanta ka dhacay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah.

Xadkan oo ahaa Xaddu Riddah waxaa lagu fuliyay nin Jaajuus u ahaa taliska ciidamada Jabuuti ee duulaanka ku jooga qeybo ka mid ah gobalka Hiiraan.

Fagaarihii lagu dilay ama lagu toogtay Jaajuuskan waxaa soo xaadiray qeybaha Bulshada ku dhaqan magaalada Buq aqable iyo deegaanada hoostaga.

Jaajuuska la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cali Axmed Cadow da,diisu waa 51 jir,waxa uu sigaar ah ula shaqeyn jiray oo Jaajuus u ahaa taliska ciidamada dowlada Ridada Jabuuti ee ku sugan degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan.

Halkan Ka Dhageyso Qaadiga Oo Xukunka Ku Dhawaaqayo.

Calamada.com

Comments are closed.