Idaacada Andalus Oo Ballaqan Qaaday Wareysiyada Raggii Fuliyay Weerarkii Hoteel Naasa Hablood 2.

Idaacadda Islaamiga Andalus waxay habeenada soo socda baahin doontaa Wareysiyo kala duwan oo aan la yeelanay qaar ka mid ah halyeeyadii fuliyey howlgalkii barakeysnaa ee lagu qaaday Hotelka NaasaHablood ee magaalada Muqdisho oo ah dhisme hooy u ah madaxda murtadiinta oo ku dhow madaxtooyada kooxda ridada ee Villa Soomaaliya.

Howlgalkan waxaa ku halaagsamay in ka badan 70 ka mid ah cadowga oo isugu jira Siyaasiyiin, Saraakiil sirdoon, Mas’uuliyiin iyo tobanaan maleeshiyaat Ashahaada la dirir ah, Waxaana uu socday muddo ka badan 13 saacadood oo xiriir ah.

Caawa waxey Idaacadu xustay iney baahindoonta Wareysiga mid ka mid ah Raggii fuliyay weerarka hoteel Naasa Hablood2.

 

Calamada.com

Comments are closed.