Daawo Sawirro: Qaabkii Ay Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ula Wareegeen Deegaanka Bariire.

Bartamihii bishii October ee lasoo dhaafay ayay Maleeshiyaadka Dowladda Ridada ee Mareykanku tababaray waxay isaga firxadeen deegaanka istiraatiijiga ah ee Bariire gobolka Sh/Hoose waxaana durbadiiba dib ula wareegay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Bariire oo bishii September 2017 uu ka dhacay dagaal lagu laayay Maleeshiyaadka Bangaraafta loo yaqaan ee Mareykanku ku tababaray saldhigga Balidoogle ayaa noqotay magaalo ay ka baqaan ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda Ridada.

Sawirradan Hoose waa saldhigyadii ay isaga firxadeen Maleeshiyaadka Bangaraafta iyo mujaahidiinta oo dib ula wareegaya Bariire.