Dhageyso Muxaadarada كفوا عن من قال لااله إلا الله الا بحقها 1 Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur.

Maanta oo Taariikhduna ay ku beegantahay Afar Iyo Tobanka Bisha Safar(1439 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan oo cinwaan looga dhigay كفو عن من قال لااله الله الا بحقها  kana kooban dhowr qeybood waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii Bishii Shawaal ee sanadkii(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

Halkan Ka Dhageso Qeybta 1-aad Ee Muxaadarada.

Calamada.com

Comments are closed.