Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus 14-02-1439 Hijri.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Todobaadkan Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay Booqasho ay ku tagtay magaalada Xarardheere ee Gobalka Mudug waxeyna Andalus Barnaamijka Xooga ku saartay Taariikhda guud ee magaalada Xarardheere.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com