Sawiro Weeraro Gaadiid Lagu Gubay Oo Maali Ka Dhacay.

Wararka ka imaanaya dalka Maali ayaa sheegaya in weerar dhabba gal ah loo dhigay kolanyo ka tirsan ciidamada xukuumada Maali iyo kuwa nabad ilaalinta ee ka socda Qaramada Midoobe kuwaasi oo ku socdaalayay magaalada Kowna ee gobalka Moobti.

Weerarkan dhabba galka ah ayaa khasaara culus oo isugu jirta Naf iyo Maal lagu gaarsiiyay ciidamada Kolanyada ahaa ee Kamiinka loogu dhigay magaaladaasi.

War rasmi ah oo kasoo baxay Jamaacada U gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ee taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islaam ayey ku sheegteen mas,uuliyadda weerarkaasi dhabba galka ah.

Mu,asasada Az-zallaaqah ee Garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Maali ayaa baahisay sawirro muujinaya gaadiid ay ku gubeen weerarkaasi dhabba galka ah.

 

Sidoo kale qarax loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay ayaa lala helay gaari Tiknika ah oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda dabadhilifadda Maali.

Qoralka Jamaacada Ugar gaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ayaa lagu sheegay in gaari dagaal ay ku gubeen weerar ka dhacay deegaanka Jaak oo ka tirsan gobolka Moobti.

Mujaahidiintu waxay sheegeen in weerarkan uu jawaab celin u yahay howlgallo Raaf ah oo ciidamada xukuumadda Maali ay maalmihii lasoo dhaafay ka wadeen tuulooyin dhaca Waqooyiga wadankaasi.

Ciidamada Saliibiyiinta ka socda waxa loogu yeero Q.Midoobe  ee duullaanka ku jooga wadanka Maali ayaa walaac ka muujinaya howlgallada Mujaahidiinta ee kusii kordhaya wadankaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Gaadiidka La Gubay.

Calamada.com

358 total views, 3 views today