Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Xeebta Mareeg.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay 21-bisha Safar-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay Booqasho ay ku tagtay Xeebta Mareeg ee gobalka Galgaduud waxeyna Andalus Barnaamijka Xooga ku saartay Xaalada Mareeg Iyo Kaluumeysiga Xeebta.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

538 total views, 2 views today