Dhageyso Ciidamada Kenya Oo Lagu Weeraray Gobalka Gedo.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen mid ka mid ah deegaanada ay difaacyada ka sameysteen ciidamada Nasaarada Kenya.

Dagaalkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Buusaar ee gobalka Gedo halkaasi oo difaacyo kal hore ay ka sameysteen ciidamada Kufaarta Kenya.

Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in dagaalkaasi la isku adeegsaday hubka noocyada kala duwan gudaha deegaankana lagu arkay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Dab xoogan ayaa ka kacay Teendhooyin halkaasi ay ku lahaayeen ciidamada Nasaarada Kenya kadib markii Garneelada garbaha laga rido Teendhooyinkaasi ay la heen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Dagaalka Gedo.

Calamada.com

233 total views, 2 views today