Dhageyso Mu,asada Al-kataa,ib Oo Ballan Qaaday Filim Cusub.

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahin doonta filim cajiib ah oo soo bandhigaya dagaal malxamad ah oo cagta lagu marinayo mid ka mid ah Xeryaha ciidamada Dowlada Ridada.

Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa baahisay Goos-Goos kooban oo ka hadlayo Filimka soo socda ee ay Ballan qaaday Mu,asasada Al-kataa,ib.
Idaacadu waxay sheegtay in Filimku uu soo bandhigi doono “Dagaal Malxamad ah” iyo Duullaan ballaaran oo lagu beegsanayo mid ka mid ah saldhigyada maleeshiyaatka Dowlada.
Calamada.com

783 total views, 1 views today