Faahfaahin Laga Helayo Weerarka Naf Hurnimada Ah Ee Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh lala eegtay kolonyo Amarican ah oo kasoo baxay garoonka Balli doogle halkaasoo fariisin ay ku leeyihiin ciidanka Mareykanka.

Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala eegtay kolonyadan oo sidoo kale ay la socdeen ciidamo ka tirsan Kuffaarta Afrikaanta.

Qaraxa ayaa bur buriyay gabi ahaan gaadiidkii ciidanka caddaanka ay wateen waxaana halkaasi ku dhintay ugu yaraan 5 sarkaal oo waqtiga la beegsanayay kusii jeeday xarunta Xelane.

Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarka waxayna sheegtay in mujaahid ka mid ahaa guutada istish haadiyiinta uu fuliyay weerarka istish haadiga ah isagoo laayay saraakiil caddaan ah.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda Nasaarada Mareykanka oo ku aadan weerarka duhurnimadii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ee lagu laayay saraakiishooda.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

697 total views, 1 views today