Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Degmada Awdhiigle.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay 28-bisha Safar-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay Booqasho ay ku tagtay degmada Awdhiigle ee Wilaayada Sh/hoose.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

450 total views, 1 views today

Comments are closed.