Dhageyso Muxaadarada كفوا عن من قال لااله إلا الله الا بحقها 4 Iyo Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur.

Maanta oo Taariikhduna ay ku beegantahay Lixda Bisha Rabiicul Awal (1439 Hijri)waxa uu Webseytka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradan oo cinwaan looga dhigay كفو عن من قال لااله الله الا بحقها  kana kooban dhowr qeybood waxaa soo jeedinayo Allaah ha u naxariisto Sheekhul Callaamah Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Labo iyo Tabankii Bishii Shawaal ee sanadkii(1438 Hijri) ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makah Al-mukaramah.

FG Xalqadaan waa Midii U Dambeysay Silsilada كفو عن من قال لااله الله الا بحقها.

Halkan Ka Dhageyso Qeybta 4-aad.

Dhamaad.

Calamada.com

481 total views, 9 views today

Comments are closed.