Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Waxbarashada Awdhiigle.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay 28-bisha Safar-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay Booqasho ay Todobaadkii Labaad ku tagtay degmada Awdhiigle ee Wilaayada Sh/hoose waxeyna Andalus qeybtan xooga ku saartay Heerka Waxbarashada degmada iyo deegaanada hoostaga.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

381 total views, 1 views today

Comments are closed.