VEDIO+SAWIRRO: Sacaba- Hoorsigii Shisheeyaha Allah Ma Inooga Gargaaray?

Jamciyadda kheyriga ah ee Al-ixsaan oo ka hawl gasha koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa gurmad lixaad leh ka geysatay abaartii dalka ku dhufatay sannadkan iyo kii ka horreeyay.

Haddaba warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij muuqaal ah oo ay diyaarisay bilihii ugu darnaa ee ay abaaruhu jireen kaasoo imika lasoo saaray.

Barnaamijka ayaa waxa uu soo bandhigayaa hawlo gurmad ah oo isugu jira cunno qeybin, daweyn iyo mashaariic horumarin ah oo laga sameeyay wilaayaadka islaamiga ah.

HOOS KA DAAWO VEDIO- GA

880 total views, 1 views today

Comments are closed.