Miraha Qaraar Ee Federalisimka Iyo Magaalada Gaalkacyo.

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay wada deggan yihiin dad helel iyo qaraabo ah ayaa waxay u kala qeybsan tahay labo, iyadoo loo sameeyay xuduud beenaad.

Halka bartanka u ah magaalada oo ah xuduuda waxaa muddo hore isaga barakacay in ka badan 100 qoys kuwaasoo guryahoodu noqdeen dugaafado iyo lama dagaan maadaama ay xuduud beenaad noqdeen mar walbana uu dagaalku ka billowdo.

Mid kamid ah dhallinyarada magaalada Gaalkacyo ayaa warbaahinta islaamigaah ee Al-furqaan u sheegay in tani ay qeyb ka tahay miraha qaraar ee laga guranayo Federaliskimka, isagoo talooyin muhim ah usoo jeediyay ummada Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Wareysiga Gaalkacyo

Xigasho Radioalfurqaan.com

Calamada.com

223 total views, 1 views today

Comments are closed.