Dhageyso Sheekh Shariif Cabdi Nuur Iyo Xukunka U Dabaal Dagida Dhalashada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

Maanta waa Arbaco Taariikhda waxey ku beegantahay Kow iyo Tobanka Bisha Rabiicul Awal Sanadka Kun Afar Boqol Soddon Iyo Sagaal Hijri waxa uu Webseydka Calamada idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim Ah.

Muxaadaradaan oo cinwaankeedu yahay xukunka U Dabaal dagidda dhalashada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم waxaa soo jeedinayo Allaah ha u Naxariisto Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada.

Calamada.com

565 total views, 4 views today

Comments are closed.