Daawo Sawirrada Labo Sarkaal Oo Kasoo Goostay Maamulka Kismaayo.

Muddooyinkii u dambeeyay waxa si isdaba joog ah usoo gaarayay wilaaayaadka Islaamiga ah towbad keenayaal isugu jira ciidamo iyo saraakiil kasoo goosanayay maamulada Ashahaado la dirirka ah.

Magaalada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka waxa maanta lagu soo bandhigay isla markaana warbaahinta Andalus ay waraysi kasoo qaadday labo sarkaal oo kasoo goostay maamulka Kismaayo kuwaasi oo kala ahaa Saad hayihii ciidanka Buulogaduud oo magaciisa ku sheegay Isaaq Ibraahim Gurbaan iyo sarkaal kale oo dagaal galiye ahaa oo lagu magacaabo Xuseen Aadan Ibraahim oo ku magac dheer Miino.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Saraakiisha Towbadkeentay.

 

Calamada.com

 

 

587 total views, 3 views today

Comments are closed.