Dhageyso Darsiga 22-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

Webseydka Calamada waxa uu idiin soo gudbinayaa Kitaab Muhiim ah oo ka hadlayo Sida ay aheed Salaada Nabigeena Muxamed Salallaahu Caleyhi Wa Salam Laga Bilaabo Tarkiibrta ilaa Tasliimta.

Kitaabkan aadka u qiimaha badan waxaa soo jeedinayo Allaah Ha dhowra Sheekha Caalimka ah Sheekh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 22-aad.

Calamada.com

148 total views, 1 views today