Saldhiga Ciidamada Jabuuti Oo La Duqeeyay.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxe tiro madaafiic ah ku garaaceen saldhig ciidamada dowlada Ridada Jabuuti ay ka sameysteen degmada Beledweyne ee gobalka Hiiraan.

Saldhigan madaafiicda lagu garaacay waxey ciidamada Jabuuti sigaar ah uga sameysteen dhanka Galbeed ee magaalada Beledweyne oo ka mid ah goobaha shisheeyaha kaga suganyihiin gobalkaasi.

Kadib dukashadii Saalada Subax ee saaka ayaa markaliya waxey magaalada Beledweyne marti galisay jugta tiro madaafiic ah oo ku huboobaneysa saldhiga ciidamada Jabuuti ee Galbeedka magaaladaasi.

Warar hoose waxey sheegayan in madaafiicda oo gudaha u galay xerada ay sababeen khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay Murtadiinta Jabuuti.

Calamada.com

221 total views, 1 views today